Midnimo • Horumar • Cadaalad

Kooxda Kubadda Cagta Degmada Boondheere oo ku guuleysatay Koobka Urur Siyaasadeedka Madalsan ee Maalmaha Xorriyadda
All news
Activities

Kooxda Kubadda Cagta Degmada Boondheere oo ku guuleysatay Koobka Urur Siyaasadeedka Madalsan ee Maalmaha Xorriyadda

July 2, 2026 · Madalsan Party

Maalmaha Xorriyadda Iyo Ururka Madalsan

Waxaan idiin rajeynayaa ciyaaro qurux badan, ciyaar wanaag, anshax wanaagsan iyo tartan cadaalad ah. Guushu hal koox ayay raaci doontaa. Laakiin sharaftu dhammaantiin way idin wada raaci doontaa. Aan garoonkan ka dhigno goob ay ku kulmaan jacaylka dalka, midnimada shacabka iyo rajada Soomaaliya. Alle ha barakeeyo dhalinyarada Soomaaliyeed.